Home NATURAL DISASTERS

NATURAL DISASTERS

Year

NATURAL DISASTERS

Khasaaraha duufaanta iyo daadka ee Soomaaliya

(ERGO) – Duufaanta Sagar ee 19-kii bishan ku dhufatay deegaanno ku yaalla xeebaha gobollada Awdal […]

1400 oo qoys oo ku barakacay fatahaadda Buulo-burde

Gudoomiyaha Degmada Buula Burte Cabdi Daahir Guure ayaa Radio Ergo u sheegay in biyaha wabiga […]

Dad kun qoys ku dhow oo laga raray xaafado ku yaalla xeebta Berbera kaddib markii daadad ay galeen

In kabadan 900 oo qoys oo ku noolaa xaafadoi ku yaalla xeebta Berbera ayaa la […]

Barakac ka dhashay roobab ka da’ay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

(ERGO) – Afar boqol oo qoys ayaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay hoy la’aan […]

Roobab dabaylo wata oo dad ku laayay gobolka Awdal

Kumanaan kun oo qof ayay saamayn ku yeesheen daadad ka dhashay roobab ma hiigaan ah […]

Waraysi aan la yeelanay khabiir ka tirsan SWALIM oo ka hadlaya duufaanta waqooyiga Soomaaliya

Muuse Shaaciye waa khabiir dhinaca dhulka iyo biyaha Soomaaliya ku takhasuusay, wuxuuna ka tirsan yahay […]

Tractors defy dangers to ferry people over flooded Shabelle river in Beletweyne

(ERGO) – Tractors that were being mobilized for farm work ahead of the rainy season […]

Cagaf cagafyada oo noqday gaadiidka ka dhex shaqeeya Beledweyne

Abuukar Cali Yuusuf waxa uu ka mid yahay wadayaasha gadiidka cagafta ee qaada shacabka u […]

SWALIM oo ka digaysa fatahaado ka dhaca gobollada labada Shabelle

U qaybsanaha mashruuca maamulka dhulka iyo biyaha Soomaaliya ee SWALIM gobolka Shabellaha Dhexe Yacquub Ciise […]

Shir dhinaca joojinta dhoofka dhuxusha ah oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho

Shir caalamiya ayaa lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlayo sidii loo joojin lahaa dhuxusho iyo […]

1 2 3 19