Kumannaan xoolo ah ayaa xanuuno ay ka qaadeen qabowga iyo dabeylaha xilligaan xagaaga dhacayo, waxaa looga daweynayaa deegaannada duleedyada muqdisho ah. Waxaana daweynata sameynaya dhakhaatiir ku mideysan urur la yiraahdo badbaado oo ka shaqeeya gobollada Bay, Bakool, SHabeellooyinka, Galgaduud iyo duleedka Muqdisho.
Dr. Cabdiraxmaan Cumar Faarax, oo ka tirsan dhakhaatiirtaas ayaan wareysanay, Weris Maxamed oo ergo ka tirsan ayaa marka hore weydiisay deegaannada ay daaweynta ka sameynayaan