Hay’addda Bisha-cas ee dalka Kenya ayaa mashruuc loogu talagalay dadka qaxootiga ah oo caagadaha dadku iska tuuraan dib loogu hagaajiyo ka samaysay degmada dhadhaab ee gobolka waqooyi-bari kenya. Warbixinta waxaa soo diyaariyay Axmed-nur Maxamed, waxaa soo jeedanaya Maxamed Saciid Yameni.