Home WARBIXINNO MAQAL AH Kalluumeysato lagu la’yahay xeebaha badweynta India

Kalluumeysato lagu la’yahay xeebaha badweynta India

0
86

Waalidiinta iyo ehellada dhallinyaro kalluumeysato ah oo muddo ku dhow bil lagu la’yahay xeebaha badweynta India, gaar ahaan meel u dhow magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa walaac ka muujiyey xaaladda xaaladda dhallinyaradaas.

Dhallinyarada ayaa la waayey kaddib markii ay kalluumeysi tagaan, waxayna dad ugu dambeysay 19-kii bishii April.

Haddaba warbixin ku saabsan sheekada dhallinyaradan iyo walaaca ay waalidiintooda qabaan waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaheena Munasar Maxamed Cabdi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here