Carruurta qoysaska soo barakacay ee ku nool Ballimataan oo nafaqo-darro iyo shuban laga daweynayo

0
69

In kabadan 50 carruur ah oo la xanuunsan nafaqo xumo iyo shuban ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay la keenayay xarunta caafimaad ee degmada Ballimataan ee Somaliland. Nafaqo-xumada waxay carruurtu ka qaadeen cunto yaraan ka jirto xerada. Sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here