Kiisaska kufsiga ee ka dhacay Somaliland ayaa kor u kacay afartii bilood ee u dambeeyay deegaanada Somaliland, siday sheegayaan daraasada dhinaca fal danbiyeedyada ah oo ay soo saareen Ciidamada Booliiska ee Somaliland 12 April, waxayna sheegeen inay diwaan geliyeen saddexdii bilood iyo barkii la soo dhaafay 54 kiis oo kufsi ah, iyadoo tirada guud ee kufsi ee ay sanadkii hore diwaan geliyeen ahaa 80.
Warbixintaan waxaa soo diray Ilyaas Cali Cabdi