Haddii gabdhaha Soomaalida xilliyadii hore lagu amaani jiray, fardaha, geela, deegaanka, xilliyada barwaaqada iyo waxyaabo kale. Hadda waxaa soo kordhay in gabdhaha lagu amaano aaladaha la isticmaalo ee isgaarsiinta, baraha bulshada, iyo baabuurta.
Axmed Cismaan Batuun, waa sugaan yahan ku nool magaalada Hargeysa. Wuxuu sameeyay suugaan jacbur ah oo uu ku amaanayo gabdhaha. Weriyaha Ergo ee Hargeysa Warda Axmed Rooble, ayaa wareysigaan la yeelatay abwaanka.