Ardayda ka qalinjebisa jaamacadaha Puntland oo shaqo la’aan ah

0
142

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in 60% ardayda jaamacadaha ka baxda aysan shaqo helin.

Arrintaan ayey u aaneeyeen aqoonta ardaydu barato oo inta badan aan xiriir la lahayn baahiyaha gudaha ka jira. Dr. Maxamed Cali Faarax oo ah wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa Ergo u sheegay in aan jaamacadaha lagu baran aqoonta la xiriira xoolaha, kallumaysiga iyo beeraha.

Warbixintaan soo socda waxaa Garoowe ka soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here