Isha wararka arrimaha bani'aadannimo ee gobolka

Roobab wata dhagxaan iyo dabaylo oo khasaare gaystay

04 Sep, 2011

Roobabkan ku dhuftay deegaankan ayaa wuxuu khasaare u gaystay dad reer guuraa ah oo tiradoodu lagu qiyaasay ilaa iyo 35 qoys, iyagoo  roobabkaasi ay laayeen ilaa 1000 neef oo ari ah, waxaana sidaas noo xaqiijiyay uu noo xaqii Mohamed Saalax oo ka tirsan waxgaradka deegaanka gobolka Sanaaag.

Maxamed waxaa uu idaacadda ERGO u sheegay in dadkaasi cayrtoobay una baahan yihiin gaargaar baniaadamnimo oo degdeg ah, iyagoo hoy iyo xoolaba gacan ku hayn.

Deegaankan ayaan isagu gabi ahaanba ka di`in roobkii gugii la soo dhaafay, kana dhigaty deegaankan meel xaaladda abaareed ee ka jirta  ay tahay mid adag xooluhuna ay yihiin kuwo aad u liita.

Cabdikarim

Faallooyin

Noqo qofka ugu horreeya ee faallo ku qora boggan

Magac

Emayl

Faallo

Raadiyo Ergo waxaa taageera SDC
Raadiyo Ergo waxaa taageera CHF
Raadiyo Ergo waxaa taageera Australian Aid
Raadiyo Ergo waxaa taageera IMS