.jpg)
19 June, 2013 Iyadoo ololaha tallaalka cudurka dabeysha uu ka socdo magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu cudurkan soo ritay carruur badan. Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir oo ka mid kuwo ugu mashquulka ba...
12 June, 2013 Waxaa maanta gobolka Banaadir ka bilaabmaya ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo dhammaan dadka laga tallaalayo. Dr Cabdikariim Caseyr Cali oo ah khabiir cudurka dabeysha ku takhasusay isla markaa...
11 June, 2013 Xanuunnada Jadeecada, Shuban biyoodka iyo Duumada ayaa soo ritay dad carruur u badan oo ku nool howdka koofureed ee deegaanka Boocame ee gobolka Sool. Dhakhtar Maxamed Yaasiin Warsame oo madax ...

18 June, 2013 Kumanaan qaxooti Soomaali ah oo ku nool xeryaha Dhadhaab oo ay adag tahay in laga helo waxbarasho jaamacadeed iyo dugsiyo lagu barto xirfado shaqo ayaa ka faa’iideysanaya mashruuc deeq waxbar...
17 June, 2013 300 oo qoys oo kasoo barakacay tuulooyin dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dalbanaya in gargaar lala soo gaaro. Qoysaskan oo kasoo barakacay tuulo...
13 June, 2013 Afar carruur ah oo da,doodu ka yartahay 8 sano isku qoys ah ayaa ku geeriyooday, waxaana ku gubtay 225 guri oo kuwa cooshadaha ka sameysan ah kadib dab xooggan oo ka kacay xerada Kaam Ajuuraa...

17 June, 2013 Haweenka waaweyn ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa'iideysanaya waxbarashada dadka waaweyn oo muddooyinkii ugu dmabeeyay lagu soo kordhiyay qaar ka mid ah iskuullada magaalada Muqdisho. ...
17 June, 2013 Olole lagula dagaallamayo aqris iyo qorid la`aanta farta Soomaaliga ayaa toddobaadkii hore laga bilaabay gobollada Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. In ka badan 13 tuulo oo ...
03 June, 2013 Tirada ardayda ka qalinjabineysa dugsiyada sare iyo dhexe ee deegaannada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa aad u kordhay sanadkan. Madaxa imtixaanaadka ee wasaaradda Waxbarashada ...
.jpg)
14 June, 2013 Waxaa Soomaaliya toddobaadkan dhexdiisa looga dhawaaqay wejiga koowaad ee mashaariic ballaaran oo loogu talo galay dib u soo kabashada Soomaaliya, waxaan mashaariicdaas ka wareysannay Maxamed Iidle...
12 June, 2013 120 qof oo naafo ah kuna nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa`iideystay fursado shaqo abuur ah oo ay u sameysay hay`adda African educational trust ee fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska. ...
12 June, 2013 Soomaaliya waxaa xornimada u horseeday halgan gobonnimo-doon ah oo hormuud ay u ahaayeen dhalinyaro saddex iyo toban qof ah oo kala qabaa'illo duwan oo da’doodu ay u dhexeysay 16 jir ilaa 33 ...

14 June, 2013 Magaalada Burco ee gobolka Togdheer, maaddaama lagu jiro xilli xagaa ah oo xooluhuna ay aad u caafimaad qabaan waxaa kordhay dalabka xoolaha, Sayladda Burco waxaa kusoo kordhay iibsiga Ariga 5jirka...
31 May, 2013 Magaaladda Garoowe ayaa lagu siiyey tababar xoolo dhaqato ka yimid dhulka miyiga ah, siiba inay ogaadaan calaamadaha cuduradaasi leeyihiin siiba cudurka Rift Valley siduu Ergo u sheegay agaasimaha ...
27 May, 2013 Gobollada Mudug, Nugaal, Sool iyo Bari ee Puntland waxaa ka bilowday mashruuc ballaaran oo ay fulinayso wasaaradda xanaanada xoolaha ee maamulka Puntland, kaasi oo cudurrada Jadeecada iyo Furuqa&nb...
.jpg)
11 June, 2013 Dadka indhoolayaasha ah ee ku nool magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka cabanaya hoy iyo waxbarasho la’aan haysta. Dadka Indhoolayaasha ah ee ku nool gobollada Dhexe ma leh xarumo w...
10 June, 2013 Dhibaatada iyo khasaaraha ugu badan ee dagaalkii labada maalin socday ee Kismaayo ka dhacay ayaa soo gaaray dadka rayidka ah. Hubka ay isku ridayeen maleeshiyada ku dagaallamay magaalada ayaa ku dh...
28 May, 2013 Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in kooxaha burcad-badeeda ah ee maraakiibta shisheeye ka qafaalata xeebaha gacanka cadmeed iyo kan bad weynta Hindiya laga cirib-tiray xee...
.jpg)
11 June, 2013 Qoysaska deegaannadooda kasoo barakacay ee ku nool xeryaha ku yaal duleedka degmada Garbahaarreey ayaa ka cabanayaa cunto iyo hoy la’aan haysta. Qoysaskan ayaa ku nool guryo cooshado ka samey...
06 June, 2013 Cayayaan ka kacay deegaanka Buurdhuubo ayaa weerar iyo baabi’in ku haya beeraha degmada oo ka tirsan gobolka Gedo sida ay raadiyaha Ergo u sheegeen beeroleeyda deegaanka. Cabdulaahi Aada...
03 June, 2013 Cayayaan ka kacay deegaanka Buurdhuubo ayaa weerar iyo baabi’in ku haya beeraha degmada oo ka tirsan gobolka Gedo sida ay raadiyaha Ergo u sheegeen beeroleeyda deegaanka. Cabdulaahi Aada...
Aqal Soomaali loo ila xidhay aroos, duleedka Laascaanood
Aqal Soomaali loo ila xidhay aroos, duleedka Laascaanood