Isha wararka arrimaha bani'aadannimo ee gobolka
  • Caafimaadka
  • Arrimaha Bulshada
  • Baracakaasha Iyo Qaxootiga
  • Dagaallada
  • Beeraha
  • Xoolaha
  • Deegaanka
GALGADUUD
sawir/mukhtar/radioergo

Shuban biyood ka dillaacay Galgaduud

22 April, 2014 Ugu yaraan saddex carruur ah ayaa u dhimatay cudurka shuban biyoodka oo ka dillaacay gobolka Galgaduud, halka tiro kale oo dad ahna ay la ildaran yihiin. Carruurta ayaa ku dhimatay tuulada Ceel Shi...

BAY

30 qof oo cudur aan la xaqiijin ugu geeriyooday Bardaale labadii bilood ee la soo dhaafay

21 April, 2014 Wakiilka hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO degmada Bardaale Ibraahim Aadan ayaa Ergo u sheegay in labadii bilood ee la soo dhaafay 30 qof oo u geeriyooday xanuunka dadka marka hore ku riday...

GEDO

Haween maalgelinaya dhismaha isbitaalka Gedo

02 April, 2014 Haween qurbojoog ah ayaa maalgelinaya dayactirka isbitaalka ugu weyn Gedo oo ku yaal degmada Garbaharrey. Luul Maxamed Aaden oo ka mid ah haweenka mashruuca wada ayaa sheegtay in dayactirka iyo qal...

JAWHAR
Haweenka naafada ah/Sawir/Maryan/Ergo

20 Haween naafo ah oo samaystay xirfdo ay noloshooda kula soo baxaan

17 April, 2014   Haween labaatan ah oo naafo ah ayaa samaystay hab ay ku samayanayaan  farshanxanka si ay u,helaan wax ay ku dabaraan noloshooda, haweenkan waxay hadda farsameeyaan salliyada, danbii...

MUQDISHO

Wasaaradda haweenka Soomaaliya oo fursado shaqo siisay haween la nool xanuunka HIV/AIDs

03 April, 2014 Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa dhowaan waxaa laga  shaqaaleysiiyay laba dumar ah oo uu ku dhacay  xanuunka HIV/AIDS , Nasteexo Maxamed  oo 27 sano jir &nb...

SOOL

Dhalinyarada Laascaanood oo shaqo abuur samaystay

21 March, 2014 Dhalinyarada gobolka Sool ayaa dhowaanahan waday olole ay ku abuuranayaan shaqooyin, si ay uga baaqdaan tahriibka. Tiro garaysa 100 ayaa isu abaabulay, inay hawshaan ka qayb qaataan, waxayna sa...

GEDO
Haweenka kasoo barakacay Gedo iyo Bakool/sawir/Muxyadiin

Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey

15 April, 2014 Sare u kac aad u xooggan ayaa waxaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarrey ee gobolka Gedo,iyadoo arrimahaasina ay saameyn ku yeesheen nolosha dadka ...

BALEDWEYNE

Barakacayaal ku qulqulaya Baladweyne

14 April, 2014 Boqollaal qoysas ah oo kasoo qaxay dagaallada ciidamada dowladda iyo kuwo AMISOM oo wada socda iyo kooxda Shabaab ku dhex maraya deegaanno ka tirsan Hiiraan iyo Bakool ayaa ku qulqulaya xerayaha ba...

QORYOOLEY, SARKUUSTA

Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay

01 April, 2014 180 qoys oo kasoo barakacay dagaallada ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa degay xero cusub oo laga furay deegaanka Sarkuusta ee ku taal duleedka magaalada Muqdisho. Q...

BUUHOODLE
miino aan weli qarxin/radio Ergo

Saddex carruur ah oo ay miino ku dishay Buuhoodle

15 April, 2014 Saddex carruur ah oo isku qoys ah ayey miino ku dishay miyiga degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.  Carruurta ayaa miinada oo ay ku ciyaarayeen ka helay ardaaga gurigooda. Qaraxa miinada...

BAKOOL

Barakac xoog leh oo ka socda Xuddur iyo Bakool

18 February, 2014 Kadib markii dhowaan ciidamada dowladda Itoobiya ay si toos ah ay uga mid noqdeen howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM islamarkaana ay soo buux dhaafiyeen deegaano ka tirsan goballada Bay iyo Bakool...

MUQDISHO

Dhakhaatiir ajaaniba oo Muqdisho isaga baxaya

23 December, 2013 Dhakhaatiir ajaanib ah iyo barayaal jaamacadeed ayaa bilaabay in ay Muqdisho isaga baxaan kadib dilka dhakhaatiir Soomaali iyo Siiriyaan isugu jira iyo weliba gabadh macalimad ka aheyd jaamacad mag...

PUNTLAND
Qaar ka mid ah kalluumaysatada la siiyey kaadhadhka/Sawir/Khadara/Ergo

Kalluumaysatada Puntland oo soo dhoweeyey kaadhadh aqoonsi ay heleen

04 April, 2014 Wasaaradda kalluumaysiga oo gacan ka helaysa hay’adda cuntada iyo beeraha qaramada midoobay ee FAO ayaa waday hawlo ay kaadhadh aqoonsi ku siinayaan kalluumaysatada Puntland.   M...

SOOL

Duruufaha ku qasba beeralleyda yar yar inay ka haraan hawlaha tacabka

27 March, 2014 Isbeddelka cimillada oo keenay in roobabku yaraadaan iyo duruufa kale ee maamul la’aantu ugu horrayso, qiimaha ku baxaya hawlaha beerashada ayaa keenay inay lumiyaan fursaddoodii  beeral...

SOOL

Beeralayda Boocame oo cayayaan ka cabanaya

24 March, 2014 Beeralayda deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wax soo saarkoodii sanadkaan hoos u dhacay, tanoo ay keentay cudduro iyo cayayaan fara ba’an ku haya dalagyada ay ganacsiga u bee...

SOMALIA
Sawir/kaydka/Maxamed Xasan/Ergo

Qiimaha xoolaha ee todobaadkaan

04 April, 2014 Xilligan oo lagu jiro todobaadyadii ugu dabeeyey ee wakhtiga jiilaalka , waa qorax dheere, kaliil, dhulkuna huur yahay, badi wakhtigaan xoolaha sayladda la keeno ayaa yaraada, tanoo ay ugu wacan ta...

SOMALILAND

Xoolaha Somaliland oo laga talaalayo cudurka Sambabka

27 January, 2014 Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa bilowday ole-ole xoolaga looga talaalayo cudurrada halista ku ah. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir ayaa sheegay in xoolo ka badan afar mi...

SOOMAALIYA

Qararkii qiimaha xoolaha ee todobaadka

17 January, 2014 Haddii aan ku hormarno gobolka Gedo, Cabdi Colaad wuxuu ka mid yahay dulaaleyda ka howl gasha seyladda magaalada Baardheere waxaana uu Ergo uga waramay qiimaha ay saaka marayaan xooluhu.  ...

PUNTLAND
sawir/kaydka/Olol/Ergo

Mashaarcii dhinaca biyo xireennada ah oo Puntland laga hir gelinayo

27 March, 2014 Deegaannada Puntland ayaa u diyaar garoobaya tijaabada biyo-xireenno lagu kaydin doono biyaha roobka, si looga boxo baahida dad badan u qabaan in ay helaan biyo nadiif ah.   Ceelal dha...

SOOL

Bulshada degaanka Boocame oo dadaal ugu jira joojinta xaalufka

17 March, 2014 Degmada Boocame oo 78km ka xigta koonfur bari xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa qaybaha bulshada deegaanku u qalab qaateen in ay joojiyaan xaaluf ay kooxo dhalinyaro ah ka wadaan miyiga deeg...

CADAADO

Biyo la aan baahsan oo ka jirta miyiga ku dhow Cadaado

04 March, 2014 Boqolaal dad reer guuraa ah iyo xoolahooda ayaa haraad daran ku heystaa miyiga gobolka Galgaduud xilli jilaalku uu bilow uun yahay. Weriye Ergo ka tirsan oo ku safray gobolka ayaa sheegay in biyo y...

Muuqal

Sawirro

Aqal Soomaali loo ila xidhay aroos, duleedka Laascaanood

Akhri

Aqal Soomaali loo ila xidhay aroos, duleedka Laascaanood

Akhri

Raadiyo Ergo waxaa taageera SDC
Raadiyo Ergo waxaa taageera CHF
Raadiyo Ergo waxaa taageera Australian Aid
Raadiyo Ergo waxaa taageera IMS
Raadiyo Ergo waxaa taageera IMS
Raadiyo Ergo waxaa taageera IMS