Guurka waayadii hore iyo dhaqankii reer miyiga

Deegaannada Soomaalida gaar ahaan dhulalka miyiga, way ka dhaqan duwanaayeen mar kastaba magaalooyinka. Haddaan ka eegno dhanka guurka, gabdhaha miyiga waxay waayadi hore u guursan jireen ama guurkood