WARBIXINNADII U DANBEEYAY


Maalinta nabadda aduunka, orod maradon ah oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta nabadda aduunka, orod maradon ah oo lagu qabtay Muqdisho

Maanta oo ah maalinta nabadda aduunka ayaa Muqdisho waxaa lagu saaka lagu qabtay orod Maradoon ah oo loogu tala galay...

Boqollaal qoys oo abaaraha ku cayroobay oo dib-u-dejin loo sameeyey

Boqollaal qoys oo abaaraha ku cayroobay oo dib-u-dejin loo sameeyey

(ERGO) - Kun qoys oo ku cayroobay abaarihii labadii sano ee u dambeeyey ka jiray Somaliland ayaa markii u horraysay...

Roobab ka da’ay Buur-hakaba  oo lagu diirsaday

Roobab ka da’ay Buur-hakaba oo lagu diirsaday

Roobabkani waxay biyo geliyeena laba warbiyood oo lagu kala magacaabo Warta Dowladda iyo Warta Hiska. Warahaan oo ahaa isha biyaha...

Mudug: Waxbararasho bilaash ah oo laga hirgeliyay Gal-barwaaqo

Mudug: Waxbararasho bilaash ah oo laga hirgeliyay Gal-barwaaqo

Fartuun Maxamed Kulan, waa 28 jir haysata 4 carruur ah, waxay ka mid tahay 80 arday oo 30 ay waaweyn...

Biyo la’aanta oo sababtay in qiimaha biyuhu kordhaan

Biyo la’aanta oo sababtay in qiimaha biyuhu kordhaan

Qiimaha biyaha ayaa ka qaaliyoobay deegaannada Dacarta, Laasa Dacawo, Xagal iyo Laas ciid oo dhammaantoodba hoostaga magaalada Hargeysa ee Somaliland....

WARBIXANNADA MAQALKA AH

Former Somali herders commute from city casual jobs to support families...

(ERGO) - Hassan Warsame, 60, has been commuting between Galkayo city in northeastern Somalia’s Puntland region and his rural home more than 50 km...

Nin nolosha qoyskiisa ka soo saara cod-baahiye uu Hargeysa la dhex...

Saleebaan Aadan Maxamuud oo 60 jir ah, waa nin ku nool magaalada Hargaysa, muddo siddeed sano ah ayuu ku shaqaystaa idaacadd uu garabka ku...

Barakac ka dashay fatahaad uu webiga Shabeelle ka sameeyey magaalada Jowhar

Ku dhowaad 400 oo qoys oo horey barakac ugu ahaa dulkeedka magaalada Jowhar ayaa mar kale barakacay, kaddib markii guryohoodii ay ugu galeen biyo...

Sadaasha roobabka

Halkaan ka dhegeyso todobada maalmood ee soo socota roobabka laga filayo inay ka da'i donaan Soomaaliya. Waxaa soo saaray mashruuca dhulka iyo biyaha ee SWALIM....

QIIMAHA XOOLAHA

[table id=3 /]

[table id=5 /]

[table id=6 /]

[table id=4 /]