Beeraleyda ku nool tuulooyin ka tirsan magaalada Beledweyne ayaa isu diyaarinayo habkii ay uga badbaadi lahaayeen haddii uu fatahaad sameeyo...
Tirada gabdhaha ka qallin-jabiyo dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee ku nool magaalada Buuhoodle iyo deegaannada hoostaga ayaa korodhay afartii sano...
Inka badan 400,000 oo carruur ah oo da'doodu ka yar tahay shan sano ayaa laga tallaalayaa cudurka dabeysha guud ahaan...
Jaamac Caydiid Cabdi waa 45 jir naafo ah gaari kuwa dadka naafada ah ay ku socdaan oo nin ganacsade ahi...
Dhallinyadan oo isugu jira danyar, barakac iyo kuwa ka laabtay qaxootiyada waddamada Kenya, Ethiopia iyo Yeman ayaa ahaa kuwa aan...
Axmed Cabdi Geelle waa 60 jir oo tan iyo 1991-dii ku noolaa xerada qaxootiga Xagar-dheer oo kamid xeryaha Dhadhaab ee...
Wasaaradda gargaarka ee Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in gargaarka oo yaraaday ay keentay in dad badan ay ka guuraan xeryaha...
Ku-xigeenka guddoomiyaha guddiga arimaha qaxootiga iyo barakacayasha qaranka Soomaaliyeed Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji, ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in ay...
Dugsi hoose dhexe oo bilaash ah ayaa laga furay tuulada Xayira oo 80 km dhanka bari kaga beegan magaalada Burco....
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo