Home WARBIXINNO MAQAL AH

WARBIXINNO MAQAL AH

Year

Month

WARBIXINNO MAQAL AH

Xoolo-dhaqatada ku nool miyiga Dhuusamareeb oo daaq fiican u helay xoolahooda

Xoolo-dhaqatada ku nool tuulada Galxamur oo ka tirsan degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, ayaa daaq […]

Xoolo yaraan ka jirta seyladaha magaalada Gaalkacyo

Bilowgii bishii October ee la soo dhaafay ayuu roobka dayrta ka curtay deegaannada miyiga gobolka […]

Qoysas barakac ahaa oo ku guryo beelay roob ka da’ay Doolow

Boqollaal qoys oo barakac ku ahaa kaam ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa […]

Nin kamid ah dadka ku soo ceyrtoobay abaarti oo nolosha qoyskiisa ku dabera bir-tumis

Nin kamid ah dadka ku soo barakacay abaar ka jirtay gobolka Mudug, ee Gaalkacyo tagay […]

Ceelwaaq: Barakacyaal uu saameeyey roobka deyrta

Boqollaal qoys oo ku nool xerayaha lagu barakacay ee Ceelwaaq ayaa ku guriyihi waxaa ka […]

Xoolo-dhaqato ku nool Carra-case oo Gedo ah oo ku diirsaday roobka Dayrta oo bishi hore halkaas ka curtay

Tuulada Carra-case oo ka tirsan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, waxaa bishii hore ka curtay […]

200 oo qof oo dib u billaabay tacbashada beero ay ku leeyihiin tuulooyin ka tirsan Jowhar

Tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waa dhul dadka deggan […]

Iskuulo waxbarasho bilaash ah ugu deeqay caruurta dadka kasoo barakacay abaaraha

Ilaa 4 iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacayo ayaa waxbarasho bilaash ah siiyay caruurta qoysas […]

Shaqo la’aanta dhalinyarada Somaliland

Dhegeyso qiimaha xoolaha oo aan ku qaadanay qaar ka mid ah suuqyada dalka

Halkan ka dhegeysa xubinta qiimaha xoolaha oo maanta aan ku eegeyno Seyladaha Jowhar, Widhwidh iyo […]