Home Waayo tegay xusuustood

Waayo tegay xusuustood

Year

Month

Waayo tegay xusuustood

Oday reer guuraa ahaa oo ka warramay noloshii hore ee miyiga

Aadan Cabdi Maxamed, Waa 64-jir ku nool Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, yaraantiisii Wuxuu ahaa reer […]

Maxay dadku sameyn jireen markii ugu horreysay ee diyaarad lagu arkay Soomaaliya

Soomaalidu oo ah bulsho hadalka wax ku gudbisa, wixii ku cusubna ku cabirta Suugaanta ayaa […]

Guurka waayadii hore iyo dhaqankii reer miyiga

Deegaannada Soomaalida gaar ahaan dhulalka miyiga, way ka dhaqan duwanaayeen mar kastaba magaalooyinka. Haddaan ka […]

Nin Hindi Soomaaliyoobay ah oo ka sheekeynaya taariikhda dekadda Berbera

Maxamed Saylici, waa nin uu asalkiisu Hindi yahay, laakiin ku nool Hargeysa. Saylici waa dhowr […]

Ma kula tahay in waayadi hore dhawaaqa uu ahaa farriinta kaliya ee cod la isku gaarsiiyo, raadka ama saantana la siku aqoonsan jiray

Sheekh Maxamed Guulleed Keynaan waa dhowr iyo sagaashan  jir waxa uu ku nool yahay magaalada […]

Nin ku nool Gedo oo 61 sano aan cabin wax biyo ah

Faratol Abshir Jaamac, wuxuu ku dhashay deegaanka Tuulo-barwaaqo oo 20 km Waqooyi ka ka xiga […]

Maryan Mursal iyo waayaheeda qurbaha

Xubinta Waayo-tegay xusuustood waxaa marti ku ah fannaanadda caanka ah ee Maryan Mursal Ciise. Weriyaha […]

DHEGEYSO BARNAAMIJKA CODKA DHEGEYSTAHA

Kulanti wacan dhegeystayaal , waxaad ku soo dhowaataan barnaamij bilow ah oo todobaadkasta maalinta Sabtida […]

Idaacadda Sun 01 Oct, 2017