Home Hibada iyo hal abbuurka

Hibada iyo hal abbuurka

Year

Hibada iyo hal abbuurka

Burco: Oday ka sheekeynaya ambadka geela xilliga uu roobku billow yahay

Haddii aan dib ugu laabanno sooyaalka taariikheed ee geela iyo xilliyada horraanta gu’ga, ee uu […]

Hargeysa: Wiil da’ yar oo sameeya suugaan jacbur ah

Shuceyb Cabdiraxmaan Muxumed waa 17 sano jir ku nool magaalada Hargeysa, waa hal-abuur curiya suugaanta […]

Aaladaha Casriga iyo amaanta gabdhaha, oo suugaan jacbur ah laga sameeyay

Haddii gabdhaha Soomaalida xilliyadii hore lagu amaani jiray, fardaha, geela, deegaanka, xilliyada barwaaqada iyo waxyaabo […]

Abwaan suugaan ka sameeyay abaar xoolihi ka dhameysay

Cilmi Jaamac Xasan, waa 65 jir ku nool tuulada ilka-cadeys, ee dhulka saraarta loo yaqaano […]

Abwaan Cumar oo ka sheekaynayo qaabka guurkii hore ee reer miyiga

Abwaan Cumar Cabdi Faarah (Jeelle) waa abwaan ku nool magaalada Kismaayo. Noloshiisii hore ee carruurnimada […]

Rinjiile jaceylkii yaraanta ku helay suugaan ka sameeyay

Maxamuud Qalinle Liibaan waa ranjiile ku nool magaalada Hargeysa, wuxuu xirfaddaas ku shaqeysanayay 45-kii sano […]

Sida ay ku timaaddo suugaanta gole ka-fuulka iyo abwaan Yuusuf Shaacir oo ka sheekeynaya

Yuusuf Cismaan Cabdilaahi (Shaacir) waa abwaan, qoraa iyo suugaan dhaadhi ku nool magaalada Hargeysa oo […]

Qisada gabayga Saban-aakhar ee uu abwaan Gandaal tiriyay 1992-kii

Abwaan Maxamed Cabdullaahi Gantaal, wuxuu ku nool yahay magaalada Kismaayo, waa abwaan tiriya suugaan kala […]

Dhegeyso sida uu ku yimid gabayga Saban Aakhar ee uu tiriyo Abwaan Uur-doox

Cawil Caalin Ciise (Uur-doox), waa Abwaan ku nool tuulada Gocondhaale oo ka tirsan degmada Buuhoodle. […]

Abwaan majaajilo ka sameeyay dhibaatada qaadka ee qoyska

Khaliif Muuse Samatar (Sanyare), waa abwaan ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Wuxuu […]