Home Madaddaallada Ergo

Madaddaallada Ergo

Year

Madaddaallada Ergo

Dhegeyso; Qaadlihii fannaanka noqday

Xasan Jaamac Qodax (Gacan) waa fanaan ku nool magaalada Hargeysa, isagoo qaadka ka ganacsado ayuu […]

Dhegeyso qisada heesta ‘Dulqaad Jaceyl’ ee uu qaado fannaan ku nool Kismaayo

Ilyaas Xasan Rooble (Qarni), waa fannaan ku nool magaalada Kismaayo, wuxuu qaaday hees qiso cajiib […]

Dhallinyarada Burco oo qaab cajiib ah u badelo heesa

Cabdiraxmaan Cali Jaamac (Heelo), waa abwaan da’yar oo ku nool magaalada Burco, wuxuu badelaa heesaha […]

XUBINTA MAAD IYO MAAWEELO

Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo, oo toddobaad kasta aan ku soo qaadanno qodobbo xiiso leh. […]

Abwaan Cumar oo ka sheekaynayo qaabka guurkii hore ee reer miyiga

Abwaan Cumar Cabdi Faarah (Jeelle) waa abwaan ku nool magaalada Kismaayo. Noloshiisii hore ee carruurnimada […]

Gabar cuntooyinka iyo shaaha ku karisa dhir dabiici ah oo deegaanka laga helo

Sucaad Maxamuud Cali waxay Canada ku noolayd in ka badan 23 sano, waxay baratay caafimaadka […]

Axmed Cabdi oo ka mid ah dadka ku xiran barnaamijka Madadaalada Ergo oo noo warramay

Axmed Cabdi Maxamed, waa nin dhallinyaro ah oo ku nool tuulada Gaatamo ee gobolka Togdheer. […]

Guurka waayadii hore iyo dhaqankii reer miyiga

Deegaannada Soomaalida gaar ahaan dhulalka miyiga, way ka dhaqan duwanaayeen mar kastaba magaalooyinka. Haddaan ka […]

Nin Hindi Soomaaliyoobay ah oo ka sheekeynaya taariikhda dekadda Berbera

Maxamed Saylici, waa nin uu asalkiisu Hindi yahay, laakiin ku nool Hargeysa. Saylici waa dhowr […]

Dhegeyso qisada heestii ‘maxaa luray naftaadii’ ee ay qaaddo Hibo Nuura

Ma u maleysaa in heesta ‘Maxaa Luray Naftaadii’ ee ay qaado Hibo Nuura Abwaankii sameeyay […]

1 2 3 4