Home Cunto-Yaraanta

Cunto-Yaraanta

Year

Cunto-Yaraanta

Puntland: Caqabado ganacsatada ka haysta dhoofinta kalluunka

Kalluumeysatada deegaannada Puntland ayaa ka cabanaya caqabado haysta wax-soo-saarkooda inay dibadda u iib-geeyaan. Waxaa ka […]

Qiimaha cunooyinka gudaha ka soo baxa oo kor u kacay

Waxaa sare u kacay qiimaha dalagyada ka soo go’a  beeraha dalka bilihii la soo dhaafay. […]

Kalluumaysatada xeebaha Puntland oo sheegaya inay haystaa caqabao kala duwani

Kalluumaysatada xeebaha Puntland ee bishii hore ka qayb-galay madashii arrimaha kalluumaysiga ee ka dhacday Garowe, […]

XOOLALLEYDA TOGDHEER OO XAALAD ADAG KU JIRA

Xoolalleyda ku dhaqan gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa xoolahooda ku quudinaya badarka, isla markaana dhaafsanaya […]

Qiimaha raashiinka ee magaalooyin Soomaaliya

Waxaan idiin soo gudbineynaa qiimaha cuntada quutul daruuriga ah ay ka marayso magaalooyin dhowr ah […]

Qoysas ay abaarta saameysay oo aan weli helin deeqda guddiyada gurmadka ee gudaha

Dad badan oo ay abaarta saameysay oo ku nool deegaanno kala duwan oo hoostaga maamulka […]

Qiimaha xoolaha ee sayladaha Soomaaliya

Sayladda Burco Dhulku weli roobab ayaa ka da’aya, dhammaan qaybaha waddankana waxaa lagu soo warramayaa […]

XOOLO KU DHINTAY SUN BEERALLEY ISTICMAASHAY

In ku dhow 10 faras ah  oo kamid ah kuwa ku nool dooxooyinka Nuugeelada ee […]

DADKA DIINSOOR OO KA CABANAYA SICIR-BARAR

Dadka ku nool degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa ka cabanaya sicir-barar muddo shan bil […]

BIYO LA`AAN KA JIRTA DEEGAANKA TOWFIIQ EE GOBOLKA MUDUG

Biyo la`aan ayaa ka jirta deegaanka Towfiiq oo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug u jirta […]

1 2 3 16