Home Caafimaadka

Caafimaadka

Year

Caafimaadka

Muqdisho: Shuban biyood ka dhashay roobkii daadka watay oo soo ritay konton Carruur ah

Labo carruur ah ayaa cudurka shubanka ugu geeriyooday isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho Axaddii la […]

Cudurka shubanka oo carruur badan ku soo ridanaya xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho

Laba carruur ah ayaa cudurka shubanka ugu dhintay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho axadii ina […]

Burco: Bukaannada dhimirka oo daryeel la’aan ka cabanaya

(ERGO) – Isbitaalka dhimirka Maandhaye ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa dawo la’aan […]

Cudurka jadeecada oo laba carruur ah ku dilay koonfurta Dhuusamareeb

Cudurka jadeecada ayaa laga soo sheegay tuulooyin koonfur ka xiga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, […]

Xanuunka qirirka oo xoolo ay ugu dhinteen deegaanno u dhexeeya Baardheere iyo Diinsoor

In kabadan 400 oo nee foo geel ah ayuu dilay xanuun la yiraahdo Qirir, oo […]

Laascaanood: Shuban ka jira deegannadi ay u barakaceen dadki ka cararay colaaddi Tuka-raq

http://www.radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/TUKA-RAQ-WEB-.mp3

Caruur nafaqo-darro ugu dhimatay isbitaalka Banaadir

Cisbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ayaa waxaa  la dhigey 250 carruur ah oo ay soo […]

Degaanka Inamed oo bari ka xiga Dhuusamareeb oo aan lahayn adeeg caafimaad

Deegaanka Inamed oo Dhuusmareeb u jira 45km iyo tuulooyin ka tirsan ayaan lahayn adeegyo caafimaad, […]

Barakacayaal ka faa’iidaystay adeegyo caafimaad oo bilaash ah

(ERGO) – Konton iyo saddex bukaan oo ka kala yimi xeryaha barakaca ee yaalla magaalada Muqdisho, […]

Cudurka shuban biyoodka oo ka dillaacay deegaanno hoostaga Hargeysa

Kiisas cudurka shuban biyoodka ayaa la sheegayaa in ay ka jiraan deegaanno hoostaga magaalada Hargeysa, […]

1 2 3 31