Beeraha Iyo Xoolaha

Year

Beeraha Iyo Xoolaha

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA

Kulanti wacan dhegeystayaal ku soo dhowaada wararkii qiimaha xoolaha oo aan maanta ku soo qaadanayno sayladaha Burntile iyo Garoowe oo gobolka Nugaal ah. waxaana inoo soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji. Waxaana soo jeedinaya Cabdiraxmaan Taysir

QIIMAHA XOOLAHA EE SUUQYADA SOOMAALIYA

Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku eegayno sayladda xoolaha ee magaalooyinka Muqdisho, Buhoodle iyo Jawhar. Waxaa soo jeedinaysa Faadumo Macallin Abuukar.

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA

Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku eegayno sayladda xoolaha ee Boosaaso iyo Qardho, waxaa soo dirtay Faadumo Yuusuf Taxadar. Waxaa soo jeedinaya Cabdiraxmaan Taysir.

QIIMAHA XOOLAHA EE SUUQYADA SOOMAALIYA

Halkaan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee suuqyada magaalada Muqdisho iyo Buhoodle.

Qiimaha Xoolaha ee Suuqyada Soomaaliya

Halkaan ka dhegeyso qiimaha xoolaha ee suuqyada degmada Dhuusamareeb oo ah Galgaduud iyo suuqa deegaanka Boocame ee gobolka Sool.

Qoryooley: Beero 40 hektar ah oo ku baaba’ay fatahaad

Roob xooggan oo toban maalin oo xiriir ah ka da’ayay degmada Qoryooley iyo Fatahaad uu […]

CADAADO:-XOOLO-DHAQATO-BEERALEY-NOQONEYSA

Daaq yari ka dhalatay abaaraha soo noqnoqday ee adkeeyay nolosha dadka reer guuraaga ah ayaa […]

BADHAADHE OO LAGA MAMNUUCAY UGAARSIGA

Maamulka degmada Badhaadhe ayaa mamnuucay ugaarsiga door-joogta dib ugu soo noqoneysa dhulka hawdka ah ee […]

BUUHOODLE: 100 KUN OO ARI OO LA TALLAALAYO

Tallaalka ari dhan boqol kun oo neef ayaa ka bilowday degmada Buuhoodle iyo shan deegaan […]

BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

Beeralleyda ku nool tuulooyinka Congo, Garaash, Bayaxaw iyo Daanyeerrey oo ku teedsan dhanka koofureed ee […]