Home Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Year

Beeraha Iyo Xoolaha

Ganacsatada xoolaha ee dekedda Berbera ayaa suuq cusub ka helay Cumaan

(ERGO) – Ganacsatada xoolaha dhoofisa ee Somaliland ayaa sheegaya inay heleen suuq cusub oo adhiga […]

Somaliland: 50,000 oo neef oo loo dhoofinayo waddanka Cummaan

Kaddib abaaro dabo-dheeraaday oo ka jiray deegaanada Soomaalida, xooloeyda ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa inta […]

Xoolo dhaqatada Galgaduud oo dadaal ugu jira iibsiga xoolaha dhaqaalka ah

Xoolo dhaqatada gobolka Galgaduud ayaa wakhtigaan oo robabki gu’ga si hagaagsan uga da’een gobolka, sayladaha […]

Reer-miyiga ay abaartu saamaysay oo sayladaha Galgaduud ka iibsanaya xoolo-dhaqaal ah

(ERGO) – Xoolo-dhaqatada gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sayladaha xoolaha dib uga iibsanaya ariga […]

Fatahaado saameeyey dalaggii beeraha ee ismaamulka Mandheere

Daadad iyo fatahaado uu sameeyey webiga Daawo ayaa burburiyey dalaggii beeraha ee deegaanno ka tirsan […]

Beero khasaare ka soo gaaray fatahaada webiga Jubba

In ka badan kun beerood oo kuwa webiga jiinkiisa ku yaalla ah ayay saameysay fatahaadda […]

Cayayaan in ka badan 30 beer ku baabbi’yay degmada Afgooye

Beerahan oo la abuuray bishii March ee sanadkan ayay beerolaydu kaga faa’iidaysanayeen roobka guga. Warbixintan […]

Garoowe: Boqol qoys in ka badan oo abaaraha ku cayrtoobay oo beeralay noqday

Xafiiska Iskaashatada beeralayda gobolka Nugaal ayaa Raadiyo Ergo u sheegay  in ka badan 100 qoys […]