Arday dhigta dugsiga sare ee Burtinle oo sameeyo sawirrada gacanta

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Abshir oo ssameeyay sawir-gacmeed/sawir/Cabdiraxmaan/Ergo Photo | Abshir oo ssameeyay sawir-gacmeed/sawir/Cabdiraxmaan/Ergo

Radio Ergo 27 August, 2017 GAROOWE

 

Abshir Jaamac Abshir waa arday 18 jir ah, dhigtana fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee Buurtinle. Sanadkii 2010, ayuu Abshir billaabay inuu sameeyo sawirrada gacanta oo dhinacyo badan buu wax ka sawiraa, wuxuuse ku caan-baxay sawirrada siyaasiyiinta Soomaalida, sidoo kale wuxuu sameeyaa agabyo la isticmaali karo.

Weriyaha Ergo ee Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji, ayaa Abshir kula kulmay Garoowe, wareysigan ayuuna la yeeshay.

Leave comment