Qoysaskii dib ugu laabtay degamada Walaweyn oo billaabay tacabka beerahooda

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/Keydka Ergo Photo | Sawir/Keydka Ergo

Radio Ergo 16 August, 2017 SHABELLADA HOOSE

 

Qoysaskii horay uga barakacay degmada Walaweyn iyo deegaannada ku xeeren ee gobolka Shabeellaha hoose oo dhowaan halkaas dib ugu laabtay ayaa rajo ka muujinaya inay intifaacsadaan dalagyadii ay tacbadeen markay laabteen kaddib.

Qoysaskan oo horay ay abaarti u barakicisay ayaa bishii Juun ee la soo dhaafay ku laabtay deegaannadoodii.

Noloshooda waxay ku tiirsaneyd wax soo saarka beeraha. Warbixintaan waxaa noo soo diray Weriyaheenna Muqdisho, Maxamed-deeq Cabdi.

Leave comment