Galgaduud: Roob yaraan sababtay in xoolo dhaqatadu u hayaanto

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 16 June, 2017 GALGADUUD

 

Boqollaal qoys oo xoolo dhaqto ah ayaa u guuray gobollada Mudug, Nugaal iyo Sool, kuwaasoo ka soo hayaamaya gobolka Galgauud oo ay sheegeen in uusan roob fiican ka di'in. Jibriil Cismaan Cilmi ayaa soo diray warbixin arrintaas ku saabsan.

Leave comment