Waajid oo boqolaal qoys ku soo barakacayaan xilligaan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 17 June, 2017 WAAJID

 

Wararka ka imanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in boqolaal qoys oo hor lihi ku soo barakacayaan degmada, dadkaan ayaa ka imanaya tuuloyinka ka tirsan degmada. Qoysaska ayaa ah beeralay ay dalagyadii ay beerteen kaga baaba'een markii roobabkii gugu ku yaraadeen gobolka. Weriyaheena Muxadiyiin Xusin ayaa warbixintaan inoo soo diray

Leave comment