Muqdisho: Carruurta barakacayaasha oo nafaqo darro ay hayso

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 06 June, 2017 MOGADISHU

 

In ka badan 80 carruur ah oo nafaqo darro la la liita ayaa jiifa cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho. Carruurtan ayaa ka soo jeeda qoysaska barakacayaasha. Weriye Xamdi ayaa soo dirtay warbixn arrintaas ku saabsan.

Leave comment