Nin barakace ah oo bartay xirfadda birtumista, kuna maareeya noloshiisa

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Xasan oo goobtiisii shaqada ku sugan/Sawir/Xamdi/Ergo Photo | Xasan oo goobtiisii shaqada ku sugan/Sawir/Xamdi/Ergo

Radio Ergo 17 July, 2017 MUQDISHO

 

Xasan Abuukar Yaasiin waa aabo 36 jir ah, dhalay 7 carruura isaga iyo xaaskiisa waxay ku soo barakaceen abaarta ku dhufatay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qoyskaan ayaana xoolaha abaarta ka laysaan gaarayaan 150 neef oo isugu jiro 47 lo ah iyo 93 ariya.

Xasan markuu u adkaysan waayey  nolosha xerada barakaca ee uu ku jiro isaga qoyskiisu ayuu bilaabay inuu isku dayo inuu barto xirfad, tuu heli karayna waxay noqotay birtumista. Afar bilood ayey ku qaadatay, hadda si hagaagsan ayuu u bartay, wuuna ku shaqaystaa. warbixintaan oo dhamays tiran oo ay soo dirtay weriyaheena Muqdisho Xamdi Xasan Cabdi halkaan hoose ka dhegeyso. 

Leave comment