Banki dhiigga lagu kaydiyo oo markii ugu horaysay laga hir geliyey Boorame

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Qaboojiyaha dhiigga ee isbitaalka Boorama/Cabdalla Cali Yuusuf/Ergo Photo | Qaboojiyaha dhiigga ee isbitaalka Boorama/Cabdalla Cali Yuusuf/Ergo

Radio Ergo 17 July, 2017 AWDAL

 

Bishaan bilowgeedii ayaa markii ugu horaysay laga hir geliyey bangi lagu kaydiyo dhiigga oo laga hirgeliyey isbitaalka degmada Boorame.  Isbitaalkaan oo loo soo gudbiyo dadka xanuunada, dhaawacyada iyo dhibaatooyinka kale la soo dersaan oo laga kala keeno qaybaha kale ee gobolka Awdal ayaa horay ugu tiirsaan marka dhiig loo baahdo in qof si tabaruca uu ugu deeqo.

Markii la furay ardayda jamacaddaha ayaa bilaabay in kaydadkii ugu horeeyey ay ugu deeqaan kaydkaan dhiigga. warbixintaan waxaa inoo soo diray weriyaheena Cabdala Cali Yuusuf

 

Leave comment