Cadaado: Shillinka Somaliga oo la diiday ayaa samayn nololeed ku yeeshay dadka dan yarta ah

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 15 July, 2017 GALGADUUD

 

Dadka ku nool degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu saamayn ku noloshooda shillinka Soomaaliga ah oo muddo todobaad ka badan aan laga isticmalay. Arrintaan ayaa jaah wareer ka dhalisay gobollo badan oo bartamaha iyo Puntland ah. Weriyaha Ergo ee degamadaas Axmed Cabdisalaan Khaliif

Leave comment