Beledweyne: 52 Carruur ah oo nafaqa daro ba'ani hayso oo laga keenay todobaadkaan miyiga

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Hooyo ka mid ah kuwa miyiga ka keenay carruurta nafaqa daradu hayso/Sawir/Jamaal/Ergo Photo | Hooyo ka mid ah kuwa miyiga ka keenay carruurta nafaqa daradu hayso/Sawir/Jamaal/Ergo

Radio Ergo 10 July, 2017 HIIRAAN

 

Todobaadkaan ayaa 52 carruur ah oo nafaqa daro ba'ani hayso la keenay isbitaalka Beledweyne. Takhaatiirta isbitaalka ayaa sheegaya in dhulka miyiga ah oo noloshooda xoolaha iyo beeraha ay ku tiirsanayd abaartii saamaysay, ayna qoysaskaas ku adkaatay helitaanka cuno ku filan. 
Weriyaheena Jamaal Cali ayaana warbixintaan inoo soo diray. 

Leave comment