Buhoodle: Qoysas abaarti xoolo tirtay oo cunta yaraan hayso

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 07 July, 2017 BUUHOODLE

 

Kumaan qoys oo abaarta ku xoolo beelay oo barakac ku ah xeryo ku yaalla Buhoodle iyo tuulooyin hoosta ayaa wajahaya cunta yaraan. Dadkan ayaa roobka ka hor gargaar ka heli jiray jaaliyadaha dibadda iyo samo-falayaal kale, balse muddo laba bil ah ma haysan helin gargaar. taasina waxaa sababay marki dadki wax bixin ay goosteen deeqdi ayaga oo u mooday in haddii roobku da'ay aan loo baahnayn caawimaad basle xisaabta kuma aysan darin in dadkani xoolaba u harin. Halkan ka dhegeyso warbixin uu soo diray Khadar Cawl Ismaaciil.

Leave comment

 

Buhoodle: Qoysas abaarti xoolo tirtay oo cunta yaraan hayso" data-width="100%" data-numposts="5" data-colorscheme="dark">