FSNAU oo sheegtay in roobkii gu'gu uu wadanka meelo badan oo ka mid ah uusan ka da'in

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 03 July, 2017 SOOL

 

Hay'adda FSNAU oo ka shaqaysa la socoshada haqab beelka cuntada ayaa sheegtay in meelo badan oo wadanka ah ay yihiin kuwo qalalan oo aan roobsan. Meelaha roobabku heleenna aysan si siman u wada gaarain. Arrintaan ayaa sii dheeraynaysa in soo kabashada dadka ee abaartii kululayd ay sii daba dheeraato.
Cabdi Xuseen Rooble oo ah madaxa FSNAU Soomaaliya ayaana Ergo uga waramay xaaladaha roobka iyo haqab beelka cuntada.
Maxamed Xasan ayaana waraystay.

Leave comment