Dhadhaab oo xoolo dhaqatada gobolka qaybihiisa kale ka timiid u soo raadsadeen biyo iyo daaq

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Qaar ka mid ah xoolo dhaqatada u soo hayaamaya degaanka Dhadhaab/Sawir/Yogol/Ergo Photo | Qaar ka mid ah xoolo dhaqatada u soo hayaamaya degaanka Dhadhaab/Sawir/Yogol/Ergo

Radio Ergo 03 July, 2017 DHADHAAB

 

Degaanka Dhadhaab oo ay ku yaalaan xeryaha qaxootiga, ayaa xoolo dhaqatadii gobolka Waqooyi bari qaybihiisa ka timid soo buux dhaafiyeen, iyagoo biyo iyo daaq raadsanaya. Gobolka intiisa kale ayaa abaar ah, warbixin arrintaan ku saabsan waxaa inoo soo diray weriyaheenna Axmed Nuur Yogol.

Leave comment