Qiimaha raashinka beeraha gudaha ka soo baxa oo aad u qaaliyoobay gobolka Hiiraan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Suuqa raashinka Beledweyne/Sawir/Jamaal/Ergo Photo | Suuqa raashinka Beledweyne/Sawir/Jamaal/Ergo

Radio Ergo 01 July, 2017 HIIRAAN

 

Cuntooyinka beeraha gudaha ka soo baxa gobolka Hiiraan ayaa qiimahoodu aad kor ugu kacay, dadka ka ganacsada raashinka ayaa sheegaya in arintaani ay ka dhalatay sanado is xiga oo aan wax raashin ahi soo go’in. Saamaynta ugu badanna waxay ku yeelatay dadka danyarta ah oo inta badan noloshooda ay ku tiirsan tahay arrintaani.

Jamaal Cali Yare ayaana warbixintaan inoo soo diray. 

 

Leave comment