Cudurka shubanka oo ka dilaacay degaano cusub oo gobolka Sool ka tirsan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 22 June, 2017 SOOL

 

Tobankii maalmood ee la soo dhaafay ayaa lagu soo waramayaa in cudurka shubanku uu ka dilaacay degaanka Kala Bayr oo magaalada Laascaanood koonfur ka xigta qiyaasta 30km. Deegaankaan oo ay ku soo barakaceen xoolo dhaqato soo cayrtowday. Wariyeenna Faarax Dubad ayaana warbixintaan Laascaanood inooga soo diray. 

Leave comment