Ardey ka laabatay Dhadhaab oo waxbarasho la'aan ku haysto Hoosingow

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 19 May, 2017 JUBBADA HOOSE

 

180 ardey oo ka oo qoysaskooda ay ku noqdeen deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubadda hoose ayaan helin fursado waxbarsho. Hoosigow waxa aku yaalla hal iskuul oo fasaladiisu aysan ku fiilnayn ardeyda. Axmed Cabdi Toronto ayaa soo dirat warbixn uu ku faahfaahinayo.

Leave comment