Qoysas beeraley ah oo ka faa'ideysanaya roobka oo bilaabay abuurka dalagyo kala duwan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/ Hooyo ilmo yar dhabarka ku sidda oo beer faleysa/ Muxiyadiin Xusni/ Baay Photo | Sawir/ Hooyo ilmo yar dhabarka ku sidda oo beer faleysa/ Muxiyadiin Xusni/ Baay

Radio Ergo 19 May, 2017 BAY

 

Boqolaal qoys oo beeraleey ah ayaa dib u bilaabay abuurka dalagyo kala duwan kuwaasoo bilo barakac ku ahaa magaalada Baydhabo kadib marki abaartu saameysay. 

Leave comment