Xoolo dhaqato cayrtoobey oo aan roobka ka faa'ideysanayn roobka

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 19 May, 2017 CAABUDWAAQ

 

Boqolaal qoys oo xoolo dhaqto ahaa kuna ceyroobay abaaraha oo ku jira xeryo barakac oo ku yaalla degmada Caabduwaaq ayaa sheegaya inaysan awoodin inay dib ugu noqdaan deegaannadi ay ka soo barakaceen oo hadda roob u k ada'ay, iyagoo tilamaamay inaysan haysna xoolo ay ku barbixiyaan roobkan. Cumar Siciid Cabdiraxmaan ayaa so odiray warbixin uu ku faahfaahinayo arrintan.

Leave comment

 

Xoolo dhaqato cayrtoobey oo aan roobka ka faa'ideysanayn roobka" data-width="100%" data-numposts="5" data-colorscheme="dark">