Bakool: Xoolo dhaqato dib u laabatay oo roobka uu xoola ka dilay

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/ Ergo Photo | Sawir/kaydka/ Ergo

Radio Ergo 17 May, 2017 BAKOOL

 

Ilaa 50 tuulo oo dhaca Koonfurta Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa roobab ka da’ay labadii Todobaad ee u danbeyey, balse dadka xoolo dhaqatada ah ayaa ka cabanaya in daad ka dhashay roobka uu xoolaha ka laayay. halkaan hoose ka dhageyso warbixin uu wariyay Ergo Muxudiin Xusni uu ka diyaariyay.

Leave comment