Lix carruur ah oo daad ku dilay Puntland

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/ Ergo Photo | Sawir/kaydka/ Ergo

Radio Ergo 15 May, 2017 MUDUG

 

Ilaa 6 carruur ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen daad ka soo rogmaday dhulka buuraleeyda ah ee Puntland, Axaddii, kadib roob mahiigaan ah oo deegaannadaasi ka da'ay. Cabdiraxmaan Axmed Yuusuf oo odayaasha deegaanka kamida ayaan arrimahaas ka wareysannay. halkaan hoose ka dhageyso.

Leave comment