Agaasimaha Fursad Fund oo sheegay in deeq-bixiyeyaasha ugu badan ay yihiin Soomaalida gudaha

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Deeq Afrika/Tiwiitarkiisa Photo | Deeq Afrika/Tiwiitarkiisa

Radio Ergo 08 May, 2017 NAIROBI

 

(ERGO) - Bishii May sanadkii hore xilligaan oo kale ayaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Sanduuqa Fursadaha ee Fursad Fund. Sanduuqaan oo ujeeddaddiisu ahayd ka qeyb qaadashada kaabidda dhaqaalaha dalka ayaa ilaa iminka fuliyay Afar Mashruuc. Haddaba waa maxay guulihii laga gaaray iyo caqabadihii ugu waaweynaa ee uu wajahay. Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Fursad Fund Deeq Maxamed Afrika oo studio-ha nagu soo booqday ayaan weydiinnay:

Leave comment