Baydhabo: Dadka ganacsigoodu uu ku tiirsanaa miyiga oo abaartu ay saameysay

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/Keydka Ergo Photo | Sawir/Keydka Ergo

Radio Ergo 27 April, 2017 BAYDHABO

 

Abaarta galaafatay xoolo badan oo ay dadku ku dhaqanayeen miyiga fog, isla markaana qallajisay dhul beereed ballaaran oo dad badan ku qasabtay inay barakacaan ayaa sidoo kale saameyn ku yeelatay qaar ka tirsan dadka magaalooyinka oo habka soo-saarka noloshooda uu ku xirnaa miyiga. Haddaba abaarta ka jirta gobolka Bay sida ay ku saameysay dadka deggan magaalada Baydhabo waxaa warbixinta soo socota ka diyaariyay Muxyadiin Xusni oo ah weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolkaas.

Leave comment