Muqdisho: 15 carruur ah oo shuban ugu geeriyooday Dayniile tan iyo bishii Juun

0
169

Shan iyo toban carruur ah oo ka soo jeeda qoysaska soo barakacay ayaa u geeriyooday shuban biyood ilaa horraantii bishii la soo dhaafay ee Juun. Carruurtaas waxay ku geeriyoodeen isbitaalka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee magaalada Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here