Afar iskuul oo degmada Guraceel iyo tuulooyin ka tirsan ku yaal ayaa fursado waxbarasho siiyey 425 carruur ah, kana tirsan qoysaskii ku soo cayrtoobay abaarihii gobolka jiray sanadkii hore.
Maamulaha guud ee iskuulka Baxru Nuur oo ka mid ah goobahaan Macalin Maxamed Cali Jimcaale ayaa sheegay in firkirkan yahay in carruurta aan iska bixin karin waxbrashada loo helo tacliin bilaasha ah.