Waraysi: Faadumo Jibriil oo ka waramaysa timir ay ku beertay deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag

0
297
Sawir/Beerta Faadumo Jibriil ee deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag/Ergo

Faadumo Jibriil waa khabiir dhinaca deegaanka ah, waxay beer ku leedahay deegaanka Durduri oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Beerteeda waxaa geedaha ku yaal ka mid ah 1,000 geed oo timir ah oo hadda in badan oo ka mid ah ay si wanaagsan usoo go’een. Maxamed Xasan oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa Faadumo ka waraystay qaabka ay ugu suura gashay iyo sida ay ugu haboon tahay deegaanka ay ku sugan tahay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here