Xoolo-dhaqato ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Togdheer ayaa ka cabanayo daaq la’aan haysata xoolahooda. Dhowaan waxaa da’ay roobkii gu’ga, laakiin dad kale oo xoolo-dhaqato ah ayaa sameystay seereyaal, oo waxay ooteen intii badnayd dhulka daaqa leh.
Sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee magaalada Burco Sidiiq Yuusuf Khalaf.