Mudug: Qoysas abaaraha ku soo cayroobay oo nolol-maalmeedkooda ka hela dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkacyo

0
160

In kabadan 70 qoys oo ah xoolo-dhaqatadii ay abaaruhu cayrteeyeen ayaa noloshooda ay ku tiirsan tahay raashin ay ka helaan shaqaalaha dhismaha ee waddo isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo oo Mudug ah.

Dadkaan ayaa u badan carruur iyo haween, waxayna sidaas ku nool yihiin wax ka badan labo sano, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo uga soo warrama Gaalkacyo Jibriil Cismaan Cilmi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here