Mudug: Dad ka barakacay colaad ka jirta deegaanno hoostaga Harar-dheere

0
168

480 qoys oo ka cararay dagaal kowdii bishan ka bilowday deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa barakac ku ah deegaanka Camaara oo 40km u jira deegaankaas. Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray Jibriil Cismaan Cilmi

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here