Jowhar: Dad cudurka jadeecada ugu geeriyooday Shabeellaha dhexe

0
76

Saddex  qof oo labo ay carruur yihiin, ayaa cudurka jadeecada horaantii toddobaadkan ugu geeriyootay deegaanka Qoordheere oo 32 km dhanka galbeed ka beegan degmada Raage-ceele ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Wax isbitaal ah oo uu deegaanka leeyahay ma jira, marka laga reebo xarumo caafimaad oo gaar loo leeyahay. Haddaba waxaan ka wareysanay sida uu cudurka uga jira Qoondeere, Cumar Cali Caadle oo ah kalkaaliye caafimaad oo xarun caafimaad ku leh deegaankaas.

Waxaa wareystay, weriyaha Raadiyo Ergo ee Jowhar Maryan Sheekh Cabdi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here